Zameen Afsomali aflantii hore alfaghi daawasho wacan fanprojPlay ayaa soo cusboonaysiisay
By:
Posted on:
Genre: saafifilm, Action, hindi af somali, Hindi Qaarami, mysomali, saafifilms hindi af somali, StreamNxt, Thriller
Year: 2003
Duration: 154 Min
Country:India
Release:
Language:Af Somali
Director:Rohit Shetty








Kadawo aflan xesoli fan baroj
Waxan rabaa musalsalka Dooqu Da’malaha
waan kuu soo gelinaynaa wll noo dulqaado
Ma isheegi kartaa heesta bacground music ah ee daqiidada 38:36 filinkaa Zameen
Kabhi Kabhie Mere Dil Mein
labadan song weeye
KK Tere Sang Ek Simple Si Coffee
shukran jawaabta ciyoow isoo jawaabtey laakin heesta soo baxeeyso ma aha yacni markee isla hadlaayaan maqleeysa daqiiqada 38:05 ilaayo 39:08 ku dhamaaneesa.(Musicbackground waa la korsaarey)
wax badan aan raadinooyaa .filinkaan somaliga eh xataa waa la korsaarey https://www.youtube.com/watch?v=gDeY0eq_v1Q&ab_channel=BARTAMAHAFAMILY daqiidada oo 1:42:45 eh
Waqti ayaan gelinayaa wll saan kugu soo raadsho heesta coda dulsaaran
Aad iyo aad u maahsantahay. Waan sugaaya
heesti ma heshay?
maya wll maanan helin heesti weli